Imtixaanka qaranka ee Fasalka 4aad Dugsiga Sare Kimistari 2026: su'aasha 16
Qaybta 2aad · 2 dhibcood
The process of separating insoluble solid from the liquid is known ……………
Equilibrium · Substitution · Filtration · Air Pollution
Sidee loo helaa jawaabta
Su’aasha: sidee loo kala saaraa adke aan milmin (insoluble solid) iyo dareere (liquid)?