Imtixaanka qaranka ee Fasalka 4aad Dugsiga Sare Kimistari 2026: su'aasha 27
Qaybta 2aad · 2 dhibcood
The rate of the reaction can be measured by using the concentration changes of ……………and ……………with unit of time
Ns2np3 · Reactant · Product · Substitution · Air Pollution
Sidee loo helaa jawaabta
Su’aashu waxay leedahay laba meelood oo bannaan: rate-ka waxaa lagu cabbiraa isbeddelka concentration-ka maxay iyo maxay, waqti kasta?