Imtixaanka qaranka ee Fasalka 4aad Dugsiga Sare Kimistari 2026: su'aasha 31
Qaybta 3aad · 4 dhibcood
Define the following terms
a) Atom:
b) Proton:
c) Atomic number:
d) Isotopes:
Sidee loo helaa jawaabta
a) Atom (waxaa la baray fasalladii hore): qaybta ugu yar ee element oo ka qayb geli karta falcelin kiimiko.