MuraajacoEnglish

Imtixaanka qaranka ee Fasalka 4aad Dugsiga Sare Kimistari 2026: su'aasha 4

Qaybta 1aad · 2 dhibcood

The molar mass of Na2CO3 will be ……………(given that Na = 23 C = 12 0 = 16)

  1. 51gram/mol

  2. 74gram/mol

  3. 106grma/mol

  4. 100gram/mol

Sidee loo helaa jawaabta

Su’aashu waxay weydiinaysaa molar mass-ka Na2CO3. Xogta: Na = 23, C = 12, O = 16.

Ka eeg dhammaan jawaabaha abka

Casharka oo dhan · muuqaallada · layliyada · Mojo

Fur app-ka Muraajaco

Google Play · Abka mareegta