MuraajacoEnglish

Imtixaanka qaranka ee Fasalka 4aad Dugsiga Sare Kimistari 2026: su'aasha 6

Qaybta 1aad · 2 dhibcood

The diagram below shows the reaction proflie, which type of reaction the figure represents?

  1. Endothermic

  2. Exothermic

  3. Reversible

  4. Displacement

Sidee loo helaa jawaabta

Sawirka: products-ku way ka sarreeyaan reactants-ka. Falaarta ΔH kor bay u socotaa — reactants → products.

Ka eeg dhammaan jawaabaha abka

Casharka oo dhan · muuqaallada · layliyada · Mojo

Fur app-ka Muraajaco

Google Play · Abka mareegta